Skip to content
الزُّمَر /

Aayad 28

39 : 28
الزُّمَر Aayadaha 75
Suurad · الزُّمَر
Soomaaliga · Yacob
39 : 28

قُرۡءَانًا عَرَبِيًّا غَيۡرَ ذِي عِوَجٖ لَّعَلَّهُمۡ يَتَّقُونَ

Qur’aan af Carabi ah, aan wax qallooc ahi lahayn , si ay (xumaha uga) dhowrsadaan (oo Alle u hoggaansamaan).

Explanation & meanings · 1
  1. Aan lahayn wax ka weecasho ah xaqa.