Skip to content
صٓ /

Aayad 88

38 : 88

Aayad 88 of صٓ (38 : 88). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

صٓ Aayadaha 88
Suurad · صٓ
Soomaaliga · Yacob
38 : 88

وَلَتَعۡلَمُنَّ نَبَأَهُۥ بَعۡدَ حِينِۭ

Oo xaqiiq waad ogaan doontaan warkiisa muddo yar kaddib .

Explanation & meanings · 1
  1. Ogaanshaha run ahaanta waxa ku soo arooray Qur’aanka sida inuu Alle u gargaari doono mu’miniinta, iyo wararka la xidhiidha Aakhirada.