Skip to content
الصَّافَات /

Aayad 146

37 : 146
الصَّافَات Aayadaha 182
37 : 146

وَأَنۢبَتۡنَا عَلَيۡهِ شَجَرَةٗ مِّن يَقۡطِينٖ

Waxaana u soo bixinnay geed Aredube ah .

Explanation & meanings · 1
  1. Maadaamana Nabi Yuunus xeebta lagu soo tuuray isagoo aan dub lahayn. Wuxuu Alle u soo saaaray geedkaasi bocorka (aredube, ubo) si uu u harsiiyo oo uga ilaaliyo cayaayin wax yeela.