Skip to content
يسٓ /

Aayad 45

36 : 45

Aayad 45 of يسٓ (36 : 45). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

يسٓ Aayadaha 83
Suurad · يسٓ
Soomaaliga · Yacob
36 : 45

وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ٱتَّقُواْ مَا بَيۡنَ أَيۡدِيكُمۡ وَمَا خَلۡفَكُمۡ لَعَلَّكُمۡ تُرۡحَمُونَ

Marka (gaalada) lagu yidhaahdo: Iska jira waxa ah hortiinna iyo waxa ah gadaashiinna si la idiinkugu naxariisto 'ma maqlaan' .

Explanation & meanings · 2
  1. Waxaa loola jeedaa Aakhirada iyo cadaabkeeda iyo adduunka iyo xaaladahiisa kala duwan.
  2. Macnaha way iska dhego tiraan waanooyinka oo dan u geli waayaan digniinaha.