Skip to content
سَبإ /

Aayad 16

34 : 16
سَبإ Aayadaha 54
Suurad · سَبإ
Soomaaliga · Yacob
34 : 16

فَأَعۡرَضُواْ فَأَرۡسَلۡنَا عَلَيۡهِمۡ سَيۡلَ ٱلۡعَرِمِ وَبَدَّلۡنَٰهُم بِجَنَّتَيۡهِمۡ جَنَّتَيۡنِ ذَوَاتَيۡ أُكُلٍ خَمۡطٖ وَأَثۡلٖ وَشَيۡءٖ مِّن سِدۡرٖ قَلِيلٖ

Wayse ka jeesadeen 'xaqa' markaasaan ku soo dirnay Daad Weyn , oo ugu beddelnay halkii labadoodii beerood labo beerood oo soo saara midho xun oo qadhaadh iyo qoryo, iyo wax yaroo geedo gob ah.

Explanation & meanings · 1
  1. Daadka weyn ee ku soo fatahay waxaa u sabab ahaa dumid ku yimid biyo xireenkii Ma’rab. Tafsiir kale waa daad aad u weyn oo qaaday.