Skip to content
الأحزَاب /

Aayad 67

33 : 67
الأحزَاب Aayadaha 73
Suurad · الأحزَاب
Soomaaliga · Yacob
33 : 67

وَقَالُواْ رَبَّنَآ إِنَّآ أَطَعۡنَا سَادَتَنَا وَكُبَرَآءَنَا فَأَضَلُّونَا ٱلسَّبِيلَا۠

Waxay odhan: Rabbigayow! Waxaan adeecnay madaxdayadii iyo odayaashayadii , oo naga lumiyeen Jidka (Toosan ee Islaamka).

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa sidoo kale lagu fasiray: “Kuweenna noogu weyn ee madaxda noo ah (culimadeenna) iyo amiirradeenna”.