30 : 3
فِيٓ أَدۡنَى ٱلۡأَرۡضِ وَهُم مِّنۢ بَعۡدِ غَلَبِهِمۡ سَيَغۡلِبُونَ
Dhulka soke ee hooseeya (Shaam), iyaguna, kaddib markii laga adkaaday , way adkaan doonaan.
Explanation & meanings · 1
- Waxaa ka adkaaday Furus. Furus ama Peershiya waa magacii hore ee loo yiqiin Iiraan.