3 : 113
۞ لَيۡسُواْ سَوَآءٗۗ مِّنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ أُمَّةٞ قَآئِمَةٞ يَتۡلُونَ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ ءَانَآءَ ٱلَّيۡلِ وَهُمۡ يَسۡجُدُونَ
Ma aha isku wada mid; waxaa ka mid ah ehlul Kitaabka koox toosan ; waxay akhriyaan Aayadaha Alle waqtiyada habeenka oo sujuudaan.
Explanation & meanings · 1
- Waa ehlu kitaabkii islaamay.