Skip to content
القَصَص /

Aayad 85

28 : 85
القَصَص Aayadaha 88
Suurad · القَصَص
Soomaaliga · Yacob
28 : 85

إِنَّ ٱلَّذِي فَرَضَ عَلَيۡكَ ٱلۡقُرۡءَانَ لَرَآدُّكَ إِلَىٰ مَعَادٖۚ قُل رَّبِّيٓ أَعۡلَمُ مَن جَآءَ بِٱلۡهُدَىٰ وَمَنۡ هُوَ فِي ضَلَٰلٖ مُّبِينٖ

Hubaal (Alle ee) kugu faral yeelay Qur’aanka wuxuu dib kuugu soo celin Xagga halkii ballantu ahayd . Dheh: Rabbigay baa cid kasta ka ogsoon kan la yimid hanuun iyo kan ku sugan habow cad.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa loolaa jeedaa Makkah (noloshan adduunka) ama Jannada (Aakhirada).