Skip to content
القَصَص /

Aayad 52

28 : 52
القَصَص Aayadaha 88
Suurad · القَصَص
Soomaaliga · Yacob
28 : 52

ٱلَّذِينَ ءَاتَيۡنَٰهُمُ ٱلۡكِتَٰبَ مِن قَبۡلِهِۦ هُم بِهِۦ يُؤۡمِنُونَ

Kuwaannu siinnay Kitaabka (Towraadda iyo Injiilka) ka hor kani (Qur'aanka) - baa rumeyn waxa ku soo arooray (Qur’aanka).

Explanation & meanings · 1
  1. Waa mu’miniinta daacadda ah ee ku jira ehlu kitaabka dhexdooda.