Skip to content
النَّمل /

Aayad 89

27 : 89

Aayad 89 of النَّمل (27 : 89). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

النَّمل Aayadaha 93
Suurad · النَّمل
Soomaaliga · Yacob
27 : 89

مَن جَآءَ بِٱلۡحَسَنَةِ فَلَهُۥ خَيۡرٞ مِّنۡهَا وَهُم مِّن فَزَعٖ يَوۡمَئِذٍ ءَامِنُونَ

Qofkii la yimaada wanaag wuxuu leeyahay wax ka khayr badan (Janno), argagaxa Maalinta (Qiyaamena) waa ka aamin.

Explanation & meanings · 1
  1. Halkan wanaagga waxaa loola jeedaa towxiidka iyo camal kastoo san.