Skip to content
الشعراء /

Aayad 77

26 : 77

Aayad 77 of الشعراء (26 : 77). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الشعراء Aayadaha 227
Suurad · الشعراء
Soomaaliga · Yacob
26 : 77

فَإِنَّهُمۡ عَدُوّٞ لِّيٓ إِلَّا رَبَّ ٱلۡعَٰلَمِينَ

Iyagu waa cadowgay oo col baan nahay, mase aha (sidaa) Rabbiga uumanka .

Explanation & meanings · 1
  1. Waayo dadkaasi waxay caabudayeen sannamo la jirka Alle, marka wuxuu Ibraahiim u sheegay inuu barii ka yahay dhammaan waxay caabudaan marka laga soo reebo Alle, Rabbiga uumanka, waan jeclahay Isaga.