Skip to content
الفُرقَان /

Aayad 51

25 : 51
الفُرقَان Aayadaha 77
Suurad · الفُرقَان
Soomaaliga · Yacob
25 : 51

وَلَوۡ شِئۡنَا لَبَعَثۡنَا فِي كُلِّ قَرۡيَةٖ نَّذِيرٗا

Haddaan doonno, waxaan u soo diri laheyn magaalo walba dige .

Explanation & meanings · 1
  1. Wuxuuse Alle doonay inuu soo diro Nabi Muxammad s.c.w. inuu ahaado Rasuulka lagu khatimo Rususha Alle oo dhan, isagoo loo diray dhammaan dadka arlada jooga ilaa Qiyaamaha.