Skip to content
Alfurqaan /

Aayad 50

25 : 50

Aayad 50 of Alfurqaan (25 : 50). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

Alfurqaan Aayadaha 77
Suurad · Alfurqaan
Soomaaliga · Yacob
25 : 50

وَلَقَدۡ صَرَّفۡنَٰهُ بَيۡنَهُمۡ لِيَذَّكَّرُواْ فَأَبَىٰٓ أَكۡثَرُ ٱلنَّاسِ إِلَّا كُفُورٗا

Waana u kala duwnay (badinnay) qaybinta (roobka, biyaha) bal inay waansamaan , wayse diideen dadku badankiisu waxaan aheyn gaalnimo.

Explanation & meanings · 1
  1. Waa inuu Alle awoodo inuu soo nooleyn karo meytida.