23 : 90 بَلۡ أَتَيۡنَٰهُم بِٱلۡحَقِّ وَإِنَّهُمۡ لَكَٰذِبُونَ Waxaanse u keennay Xaq, oo xaqiiq waa beenalayaal.