Skip to content
الحج /

Aayad 15

22 : 15
الحج Aayadaha 78
Suurad · الحج
Soomaaliga · Yacob
22 : 15

مَن كَانَ يَظُنُّ أَن لَّن يَنصُرَهُ ٱللَّهُ فِي ٱلدُّنۡيَا وَٱلۡأٓخِرَةِ فَلۡيَمۡدُدۡ بِسَبَبٍ إِلَى ٱلسَّمَآءِ ثُمَّ لۡيَقۡطَعۡ فَلۡيَنظُرۡ هَلۡ يُذۡهِبَنَّ كَيۡدُهُۥ مَا يَغِيظُ

Qofkii u malayn inaanu Alle u gargaarayn (Rasuulkiisa) adduun iyo aakhiraba, ha u fidsho wuxuun sabab ah xagga samada , markaas ha gooyo oo ha fiirsho inuu dhagartiisa ku ciil beelayo.

Explanation & meanings · 1
  1. Macnaha waa ha eego in sidaasi uu kaga go’ayo waxyiga iyo gargaarka Alle Nabiga ama inuu sidaas qofkaa uu ku ciil baxayo.