Skip to content
الأنبيَاء /

Aayad 8

21 : 8

Aayad 8 of الأنبيَاء (21 : 8). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأنبيَاء Aayadaha 112
Suurad · الأنبيَاء
Soomaaliga · Yacob
21 : 8

وَمَا جَعَلۡنَٰهُمۡ جَسَدٗا لَّا يَأۡكُلُونَ ٱلطَّعَامَ وَمَا كَانُواْ خَٰلِدِينَ

Uma aan yeelin (anbiyada) jirar aan cunin cunto 'sida malaa’igta', mana aheyn kuwo aan dhiman oo ku waadha (arlada).

Explanation & meanings · 1
  1. Sida malaa’igta, waxayse ahaayeen aadmi leh tilmaamaha dadka.