21 : 50
وَهَٰذَا ذِكۡرٞ مُّبَارَكٌ أَنزَلۡنَٰهُۚ أَفَأَنتُمۡ لَهُۥ مُنكِرُونَ
Kanina (Qur'aanku) waa waano barakaysan aanu soo dejinnay, ee miyaad diideysaan oo ka jeesinaysaan ?
Explanation & meanings · 1
- Idinkoo iska yeelaya inaydaan aqoon, inkiraya ama diidaya inaad qirtaan.