21 : 49
ٱلَّذِينَ يَخۡشَوۡنَ رَبَّهُم بِٱلۡغَيۡبِ وَهُم مِّنَ ٱلسَّاعَةِ مُشۡفِقُونَ
Kuwa ka baqa Rabbigood sir 'iyo saaqba' , iyagoo Saacadda (Qiyaame) ka cabsan.
Explanation & meanings · 1
- Waxaa loola jeedaa Iyagoo aan arag ama iyagoo keli ah aan cidna u jeedin.