Skip to content
الأنبيَاء /

Aayad 48

21 : 48

Aayad 48 of الأنبيَاء (21 : 48). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأنبيَاء Aayadaha 112
Suurad · الأنبيَاء
Soomaaliga · Yacob
21 : 48

وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَا مُوسَىٰ وَهَٰرُونَ ٱلۡفُرۡقَانَ وَضِيَآءٗ وَذِكۡرٗا لِّلۡمُتَّقِينَ

Waxaanu dhab ahaan siinnay Muuse iyo Haaruun Furqaanka , iyo iftiin iyo waano ay leeyihiin kuwa iska jira (xumaha ee dhowra Amarrada Alle).

Explanation & meanings · 2
  1. Kala sooce samaanta iyo xumaanta.
  2. Kuwani waa seddex tilmaamood oo lagu sifeeyey isla Towraadda.