Skip to content
البَقَرَة /

Aayad 138

2 : 138
البَقَرَة Aayadaha 286
Suurad · البَقَرَة
Soomaaliga · Yacob
2 : 138

صِبۡغَةَ ٱللَّهِ وَمَنۡ أَحۡسَنُ مِنَ ٱللَّهِ صِبۡغَةٗۖ وَنَحۡنُ لَهُۥ عَٰبِدُونَ

Qaata Aslidda (diinta) Alle, yaa ka wanaagsan Alle aslid (diin) ahaan. Isagoo (Keliya) baanu caabudnaa.