Skip to content
الكَهف /

Aayad 87

18 : 87
الكَهف Aayadaha 110
Suurad · الكَهف
Soomaaliga · Yacob
18 : 87

قَالَ أَمَّا مَن ظَلَمَ فَسَوۡفَ نُعَذِّبُهُۥ ثُمَّ يُرَدُّ إِلَىٰ رَبِّهِۦ فَيُعَذِّبُهُۥ عَذَابٗا نُّكۡرٗا

Wuxuu yidhi: Qofkii dulmi fala 'oo fallaagooba' , waa aanu cadaabi (dili), haddana waxaa loo celin xagga Rabbigiis; wuxuuna ku cadaabi cadaab daran.

Explanation & meanings · 1
  1. Ku adkeysta shirki, gaalnimo, denbi, iwm oo aan dooneyn inuu hanuuno oo qaato Islaamka.