Skip to content
الإسرَاء /

Aayad 64

17 : 64
الإسرَاء Aayadaha 111
Suurad · الإسرَاء
Soomaaliga · Yacob
17 : 64

وَٱسۡتَفۡزِزۡ مَنِ ٱسۡتَطَعۡتَ مِنۡهُم بِصَوۡتِكَ وَأَجۡلِبۡ عَلَيۡهِم بِخَيۡلِكَ وَرَجِلِكَ وَشَارِكۡهُمۡ فِي ٱلۡأَمۡوَٰلِ وَٱلۡأَوۡلَٰدِ وَعِدۡهُمۡۚ وَمَا يَعِدُهُمُ ٱلشَّيۡطَٰنُ إِلَّا غُرُورًا

Ku duufso waxooda aad karto oo ka mid ah codkaaga , oo u soo kulmi ciidammadaada iyagoo gaadiid wata iyo iyagoo lug ku socdaba, oo la wadaag maalka iyo awlaadda , una yabooh (ballamo been ah), umase yabooho shaydaanku waxaan dhagar aheyn.

Explanation & meanings · 3
  1. Heeso, durbaanno, kamanno, qalab muusikeed la afuufo, iyo xumo ugu yeedhid kasta.
  2. Adigoo ka yeelaya inay xaaraan ku shaqeystaan.
  3. Adigoo u qurxinaya zinada iyo macsida si uu u bato fasaadka.