Skip to content
الإسرَاء /

Aayad 101

17 : 101

Aayad 101 of الإسرَاء (17 : 101). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الإسرَاء Aayadaha 111
Suurad · الإسرَاء
Soomaaliga · Yacob
17 : 101

وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَا مُوسَىٰ تِسۡعَ ءَايَٰتِۭ بَيِّنَٰتٖۖ فَسۡـَٔلۡ بَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ إِذۡ جَآءَهُمۡ فَقَالَ لَهُۥ فِرۡعَوۡنُ إِنِّي لَأَظُنُّكَ يَٰمُوسَىٰ مَسۡحُورٗا

Waxaan dhab ahaan siinnay Muuse sagaal calaamadood oo cad cad ; ee weydii Ilmahii Israa’iil markuu u yimid oo Fircoon ku yidhi: Waxaan kuu malaynayaa Muusow inaad tahay mid sixran.

Explanation & meanings · 1
  1. Sagaalka mucjisadood waxaa weeye: Usha maska noqon, gacanta ifeysa, abaar lagu salliday, ayax, injir lagu salliday, raha, duufaanta, kala dhanbalidda badda, iyo biyaha oo isu beddelaya dhiig.