Skip to content
النَّحل /

Aayad 74

16 : 74
النَّحل Aayadaha 128
Suurad · النَّحل
Soomaaliga · Yacob
16 : 74

فَلَا تَضۡرِبُواْ لِلَّهِ ٱلۡأَمۡثَالَۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ

Ha u yeelina Alle wax aad la mid dhigtaan . Hubaal, Alle wuu Og yahay (waxaad fashaan), idinkuse ma ogidin (khaladkiinna iyo cidhib xumidiinna).

Explanation & meanings · 1
  1. Ma leh wax la bar bar dhigo ama lagu matalo.