Skip to content
الحِجر /

Aayad 78

15 : 78
الحِجر Aayadaha 99
Suurad · الحِجر
Soomaaliga · Yacob
15 : 78

وَإِن كَانَ أَصۡحَٰبُ ٱلۡأَيۡكَةِ لَظَٰلِمِينَ

Dadkii degganaa hawdka waxay iyaguna ahaayeen daalimiin (gar diid).

Explanation & meanings · 1
  1. Dadka Aykah ama reer hawdka ama keynta waa qoonkii Shuacyb. Aykah waxay ahayd meel u dhow Madyan.