Skip to content
الحِجر /

Aayad 79

15 : 79

Aayad 79 of الحِجر (15 : 79). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الحِجر Aayadaha 99
Suurad · الحِجر
Soomaaliga · Yacob
15 : 79

فَٱنتَقَمۡنَا مِنۡهُمۡ وَإِنَّهُمَا لَبِإِمَامٖ مُّبِينٖ

Markaasaan ka aargudannay. Waxayna labaduba ku yaallaan waddo cad (oo weli) la maro.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa loola jeedaa magaalooyinka qoonkii Luud iyo Shucayb (Jetro).