Skip to content
الحِجر /

Aayad 29

15 : 29

Aayad 29 of الحِجر (15 : 29). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الحِجر Aayadaha 99
Suurad · الحِجر
Soomaaliga · Yacob
15 : 29

فَإِذَا سَوَّيۡتُهُۥ وَنَفَخۡتُ فِيهِ مِن رُّوحِي فَقَعُواْ لَهُۥ سَٰجِدِينَ

Ee markaan sameeyo isagoo dhan oo aan ku afuufo ruuxda aan ugu tala galay ula dhaca sujuud.

Explanation & meanings · 1
  1. Walaxda nolosha iyo nafta uu Alle u abuuray jirkaa, ma aha ruux ilaahnimo ah ama qayb ka mid ah (sida uu yahayba fahanka gurracan ee gaalada).