14 : 28
۞ أَلَمۡ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ بَدَّلُواْ نِعۡمَتَ ٱللَّهِ كُفۡرٗا وَأَحَلُّواْ قَوۡمَهُمۡ دَارَ ٱلۡبَوَارِ
Miyaanad ogaan kuwa ku beddelay Nicmadda Alle (Islaamka) abaal dhac 'gaalnimo' , oo ka yeelay dadkoodii inay degaan daarta halaagga.
Explanation & meanings · 1
- Waxay ku qaabileen nicmooyinkii Alle beenin halkii xamdi naqa iyo shukrinta.