Skip to content
إبراهِيم /

Aayad 24

14 : 24

Aayad 24 of إبراهِيم (14 : 24). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

إبراهِيم Aayadaha 52
Suurad · إبراهِيم
Soomaaliga · Yacob
14 : 24

أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ ضَرَبَ ٱللَّهُ مَثَلٗا كَلِمَةٗ طَيِّبَةٗ كَشَجَرَةٖ طَيِّبَةٍ أَصۡلُهَا ثَابِتٞ وَفَرۡعُهَا فِي ٱلسَّمَآءِ

Miyaanad ogaan sida Alle uga yeelay tusaale Kelmedda Wanaagsani inay la mid tahay geed wanaagsan asalkiisu dhidban yahay, laamaheeduna cirka (kor) jiraan.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa soo galaya kelmedda wanaagsan: Ikhlaaska, towxiidka, iyo erey kasta oo fiican oo lagu hadlo , iyo sama falka.