12 : 74
قَالُواْ فَمَا جَزَٰٓؤُهُۥٓ إِن كُنتُمۡ كَٰذِبِينَ
Waxay yidhaahdeen: Waa maxay jazaha arrinkani , haddaad been sheegeysaan?
Explanation & meanings · 1
- Ciqaabta u dhigan tuugada: Shareecada Yacquub c.s. qofkii wax xada ciqaabtiisu waxay ahayd inuu noqdo addoon lagu adeegto muddo sannad ah.