111 : 5 فِي جِيدِهَا حَبۡلٞ مِّن مَّسَدِۭ Qoorteeda waxaa la yeeli xadhig adag xaskul la soohay (oo Naar) ah.