91 : 15
وَلَا يَخَافُ عُقۡبَٰهَا
Kama uuna cabsado cidhibteeda .
Explanation & meanings · 1
- Cidhibta kuwa uu halaagay oo wax loo soo raacdo ama looga daba yimaado, waayo waa Adkaadaha aan laga adkaan.
Aayad 15 of الشَّمس (91 : 15). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.
وَلَا يَخَافُ عُقۡبَٰهَا
Kama uuna cabsado cidhibteeda .