Skip to content
الشَّمس /

Aayad 13

91 : 13
الشَّمس Aayadaha 15
Suurad · الشَّمس
Soomaaliga · Yacob
91 : 13

فَقَالَ لَهُمۡ رَسُولُ ٱللَّهِ نَاقَةَ ٱللَّهِ وَسُقۡيَٰهَا

Markaasuu Rasuulkii Alle (Nabi Saalix) ku yidhi : Iska daaya Hasha Alle (ha dilana) oo siiya waraabkeeda.