Skip to content
التوبَة /

Aayad 125

9 : 125
التوبَة Aayadaha 129
Suurad · التوبَة
Soomaaliga · Yacob
9 : 125

وَأَمَّا ٱلَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٞ فَزَادَتۡهُمۡ رِجۡسًا إِلَىٰ رِجۡسِهِمۡ وَمَاتُواْ وَهُمۡ كَٰفِرُونَ

Kuwase quluubta ka buka , waxay u kordhisaa fadaro 'ka badan' fadaradoodii, waxayna dhintaan iyagoo gaalo ah.

Explanation & meanings · 2
  1. Jirrada qalbiga waxaa halkan loola jeedaa gaalnimada, nifaaqa, shakiga, kibirka, iwm.
  2. Rijz luqad ahaan waa xumaan, fadaro, najaaso waxaana loola jeedaa gaalnimo iyo munaafiqnimo.