81 : 25 وَمَا هُوَ بِقَوۡلِ شَيۡطَٰنٖ رَّجِيمٖ (Qur’aankuna) ma aha hadalka Shaydaan laga fogeeyey (Naxariista Alle).