Skip to content
الأعرَاف /

Aayad 44

7 : 44

Aayad 44 of الأعرَاف (7 : 44). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأعرَاف Aayadaha 206
Suurad · الأعرَاف
Soomaaliga · Yacob
7 : 44

وَنَادَىٰٓ أَصۡحَٰبُ ٱلۡجَنَّةِ أَصۡحَٰبَ ٱلنَّارِ أَن قَدۡ وَجَدۡنَا مَا وَعَدَنَا رَبُّنَا حَقّٗا فَهَلۡ وَجَدتُّم مَّا وَعَدَ رَبُّكُمۡ حَقّٗاۖ قَالُواْ نَعَمۡۚ فَأَذَّنَ مُؤَذِّنُۢ بَيۡنَهُمۡ أَن لَّعۡنَةُ ٱللَّهِ عَلَى ٱلظَّٰلِمِينَ

Oo ehlu jannuhu waxay u dhawaaqi ehlu Naarka: Waanu hellay wuxuu noo ballan qaaday Rabbigayo oo xaq ah; ee idinkuna ma hesheen wuxuu Rabbigiin idiin ballan qaaday oo xaq ah? Waxay odhan: Haah. Markaas dhawaaqe baa ka dhawaaqi dhexdooda: in Lacnadda Alle ay dushooda tahay daalimiinta (gar diidka).