7 : 178
مَن يَهۡدِ ٱللَّهُ فَهُوَ ٱلۡمُهۡتَدِيۖ وَمَن يُضۡلِلۡ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡخَٰسِرُونَ
Qofkii Alle hanuuniyo uun baa hanuunsan, qofkiina uu dhumiyo , waa kuwaa kuwa khasaaray.
Explanation & meanings · 1
- Ku adkeysashadiisa denbiga iyo diiddadiisa Xaqa darteed.