Skip to content
التغَابُن /

Aayad 15

64 : 15

Aayad 15 of التغَابُن (64 : 15). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

التغَابُن Aayadaha 18
Suurad · التغَابُن
Soomaaliga · Yacob
64 : 15

إِنَّمَآ أَمۡوَٰلُكُمۡ وَأَوۡلَٰدُكُمۡ فِتۡنَةٞۚ وَٱللَّهُ عِندَهُۥٓ أَجۡرٌ عَظِيمٞ

Maalkiinna iyo awlaadiinna waa uun imtixaan , Alle agtiisase waxaa ah abaalgud Weyn (Janno).

Explanation & meanings · 1
  1. Waxay ku noqon karaan ilmuhu fidmo iyagoo ku xambaara waalidiinta inay falaan waxyaalaha la reebay ee xaaraanta ah .