Skip to content
الحدِيد /

Aayad 11

57 : 11

Aayad 11 of الحدِيد (57 : 11). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الحدِيد Aayadaha 29
Suurad · الحدِيد
Soomaaliga · Yacob
57 : 11

مَّن ذَا ٱلَّذِي يُقۡرِضُ ٱللَّهَ قَرۡضًا حَسَنٗا فَيُضَٰعِفَهُۥ لَهُۥ وَلَهُۥٓ أَجۡرٞ كَرِيمٞ

Waa kuma kan amaahinaya Alle amaah wanaagsan , markaas uu u labolaabo (ajarka), wuxuuna siin abaalgud wanaagsan (Janno).

Explanation & meanings · 1
  1. Sadaqo bixin ama deyn siin cid baahan kor saar la'aan.