Skip to content
النَّجم /

Aayad 34

53 : 34

Aayad 34 of النَّجم (53 : 34). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

النَّجم Aayadaha 62
Suurad · النَّجم
Soomaaliga · Yacob
53 : 34

وَأَعۡطَىٰ قَلِيلٗا وَأَكۡدَىٰٓ

Oo wax yar bixiyey , inta kalena ceshaday.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa ka dhaadhacsan in maalkiisa uu ku yaraan hadduu wax siiyo saboolka, halka Alle subxaanahu wa tacaalaa uu ballan qaaday si ka duwan.