Skip to content
الذَّاريَات /

Aayad 50

51 : 50

Aayad 50 of الذَّاريَات (51 : 50). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الذَّاريَات Aayadaha 60
51 : 50

فَفِرُّوٓاْ إِلَى ٱللَّهِۖ إِنِّي لَكُم مِّنۡهُ نَذِيرٞ مُّبِينٞ

Ee u carara xagga Alle , waxaan idiin ahay dige cad ka yimid Xaggiisa.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa loola jeedaa u laabta oo ka magan gala gaalnimo iyo denbi falid si aad uga badbaaddaan ciqaabkiisa.