Skip to content
الذَّاريَات /

Aayad 37

51 : 37
الذَّاريَات Aayadaha 60
51 : 37

وَتَرَكۡنَا فِيهَآ ءَايَةٗ لِّلَّذِينَ يَخَافُونَ ٱلۡعَذَابَ ٱلۡأَلِيمَ

Waxaan uga tagnay halkaa (magaalooyinkii Sodom iyo Gammurah ee dadkii Luud) Calaamo kuwa 'mu'miniinta' ka cabsada cadaabka xanuunka badan.

Explanation & meanings · 1
  1. Raad muujinaya halaaggii ku dhacay qolodii Luud.