Skip to content
الذَّاريَات /

Aayad 34

51 : 34
الذَّاريَات Aayadaha 60
51 : 34

مُّسَوَّمَةً عِندَ رَبِّكَ لِلۡمُسۡرِفِينَ

Looga soo calaameeyey xagga Rabbigaa xadgudbayaasha .

Explanation & meanings · 1
  1. Iyadoo dhagax walba lagu qoray magaca qofka lagu halaagayo oo ku dhiman.