Skip to content
قٓ /

Aayad 35

50 : 35

Aayad 35 of قٓ (50 : 35). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

قٓ Aayadaha 45
Suurad · قٓ
Soomaaliga · Yacob
50 : 35

لَهُم مَّا يَشَآءُونَ فِيهَا وَلَدَيۡنَا مَزِيدٞ

Waxay ku leeyihiin 'Jannada' gudaheeda waxay doonaan - waxaana u heynaa weliba wax intaa ka badan .

Explanation & meanings · 1
  1. Waa raalli ahaansho dhan ee xagga Alle ah iyo eegidda Wejigiisa Sharafta Badan.