Skip to content
المَائدة /

Aayad 43

5 : 43
المَائدة Aayadaha 120
Suurad · المَائدة
Soomaaliga · Yacob
5 : 43

وَكَيۡفَ يُحَكِّمُونَكَ وَعِندَهُمُ ٱلتَّوۡرَىٰةُ فِيهَا حُكۡمُ ٱللَّهِ ثُمَّ يَتَوَلَّوۡنَ مِنۢ بَعۡدِ ذَٰلِكَۚ وَمَآ أُوْلَٰٓئِكَ بِٱلۡمُؤۡمِنِينَ

Sidee bay kaaga dhigan garsoor, iyagoo heysta Towraadda oo uu ku yaal xukunkii Alle ?. Markaasna ay jeestaan intaasi kaddib. Kuwani ma aha mu’miniin.

Explanation & meanings · 1
  1. Oo cad oo ah in dhagax lagu dilo cidday ku caddaato zino iyagoo guur horey u soo maray.