Skip to content
مُحمد /

Aayad 26

47 : 26

Aayad 26 of مُحمد (47 : 26). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

مُحمد Aayadaha 38
Suurad · مُحمد
Soomaaliga · Yacob
47 : 26

ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمۡ قَالُواْ لِلَّذِينَ كَرِهُواْ مَا نَزَّلَ ٱللَّهُ سَنُطِيعُكُمۡ فِي بَعۡضِ ٱلۡأَمۡرِۖ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ إِسۡرَارَهُمۡ

Sidaasi waxaa ugu wacan waxay ku yidhaahdeen kuwa nacay waxa Alle soo dejiyey oo Waxyi ah: Waxaynu idinku adeeci arrinka qaarkiis (colnimada Nabiga). Alle wuu Og yahay sirahooda.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa loola jeedaa Yuhuudddii Madiina degganayd waagaas.