Skip to content
مُحمد /

Aayad 10

47 : 10
مُحمد Aayadaha 38
Suurad · مُحمد
Soomaaliga · Yacob
47 : 10

۞ أَفَلَمۡ يَسِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَيَنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡۖ دَمَّرَ ٱللَّهُ عَلَيۡهِمۡۖ وَلِلۡكَٰفِرِينَ أَمۡثَٰلُهَا

Miyeyna marin dhulka oo fiirin siday aheyd cidhibta kuwii ka horreeyey? Alle baa ku keenay baabba’ dhan , gaaladuna waxay la kulmi isla aayahaas oo kale.

Explanation & meanings · 1
  1. Wuu baabbi’iyey iyagoo dhan iyo waxay lahaayeenba.