44 : 47 خُذُوهُ فَٱعۡتِلُوهُ إِلَىٰ سَوَآءِ ٱلۡجَحِيمِ (Waxaa la dhihi): Qabta (gaalka), oo u jiida Naarta bartankeeda.