Skip to content
الدُّخان /

Aayad 3

44 : 3
الدُّخان Aayadaha 59
Suurad · الدُّخان
Soomaaliga · Yacob
44 : 3

إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةٖ مُّبَٰرَكَةٍۚ إِنَّا كُنَّا مُنذِرِينَ

Xaqiiq, waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeen barakaysan . Waxaanu nahay kuwa diga.

Explanation & meanings · 1
  1. Waa Laylatul Qaddarka ee loo soo waxyooday Nabiga s.c.w. Qur’aanka.